Haween ah ka socday Dowlad goboledka Galmudug oo lagu soodhaweeyay Kismaayo.

0
41
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullaahi ayaa Xarunta Horumarinta Haweenka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweysay wafti haween ah oo ka socday Saddex Degmo oo ka mid ah Dowlad goboledka Galmudug.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa