Masuuliyin ka tirsan Jubbaland oo kulan la qaatay Madax ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib udhiska iyo Guriyeynta Dowlada Jubbaland ayaa kulan Muhiim ah la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adaha UNICEF iyo WFP.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya