Tababar ku saabsan xalinta khilaafadka oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Maamulka KGS Mudane Nur Sidow Baba ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfuray tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka.

Waxaa ka qeyb galay furitaanka tababarka Wasiiro katirsan Maamulka KGS Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta Arrimaha Diinta KGS Odayaasha dhaqanka iyo Haweenka Magaalada Baydhabo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya