Qorshaha Daraaseynta Degmada Faraweyne oo la Dah-furey.

0
35
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Faraweyne ee dowlada soomaliland ayaa waxaa si toos ah looga haadfurey Mashruuca qorshaha dhismaha daraaseynta magalaada sida wadooyinka iyo kaabiyaasha dhaqaalaha oo ay iska kaashanayaan Maamulka Degmada Faraweyne Masliinta Dowlada Soomalilan ganacasto iyo bulshada qeybaheeda Kala Duwan.

Munaasabada lagu daahfuraayey qorshaha Mashruuca ayaa waxaa ka Soo qeyb galey muasliin ka socotey Wasaradda howlaha guud ee Soomalilan Maamulka Degmada odayaasha dhaqanka ee Deegaanka Ganacasto iyo Masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa