Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay Daawooyinka xanuun baabi’yaasha sida qaldan loo isticmaalo

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daawooyinka xanuun baabi’iyaasha xoggan islamarkaana la siiyo Bukaanada Dhaawacyada halista ah qaba ayaa xilagan Balwad ay maanka ku dooriyaan u noqotay qaar badan oo kamid ah dhalinyarada ku nool gudaha Dalka waxayna ka isticmaalaan tiro ka badan inta loogu talagalay Bukaanada Daawooyinkan taasi oo naftooda u hor seedeysa wax yeelo Caafimaad oo aad u daran.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya