Iskashatada Calafka Xoolaha Degmada Kismaayo oo loo tababar furay.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowlada Jubbaland ayaa Tababar muhiim ah u qabatay iskaashatada Calafka iyo xoolo dhaqatada Magaalada Kismaayo Tababarkan ayaa diirada lagu saarayay wax soo saarka Calafka Xoolaha noocyadiisa kala duwan.

Tababarkan oo socon doona mudo shan maalmood ah ayaa inta uu socdo waxaa ka qeyb galayaasha la barayaa farsamooyiinka Casriga ah ee Xanaanada Xoolaha iyo qaababka wax tarka leh ee looga faa’iideysan karo Xoolaha iyo Agabka la xidhiidha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya