Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-Raxma iyo Markaska Boqor Salmaan ayaa Deeq isugu jirta maacuun,Teendhooyin iyo dhar gaarsiiyay 1,000 Qoys oo Danyar ah kuwaasi oo ku Nool Magaalada Oodweyne ee Somaliland.
Waxaa ka qeybgalay bixinta deeqdan xubno kamid ah Hay’adda Al-raxma, Odayaal iyo Masuuliyiin kamid ah Maamulka Magaalada Oodweyne.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya