Xarumaha Waxbarashada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay kordhiyaan tirada Gabadhaha lMacalimiinta ah

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda macalinimadu waxa ay kamid tahay shaqooyiinka ugu muhiimsan ee dunida kajira.

Macalimiinta ka shaqeeya Dalkeena Soomaaliya ayaa ah kuwa ku shaqeeya duruufo adag oo kala duwaan si ay usoo saraan jiilal waxbartay oo aqoon leh.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa