Mashaariic isxilqaan ah oo laga dahfuray Degmada baladxaawo

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa daah furay mashaariic lagu horumarinayo magaladaasi. .Maxamed Cali Samow