Maqaayad Cusub Laga Hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hotel Rio Palace oo kamid ah kuwa Casriga ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Maqaayad casri ah oo laga heli karo Cuntada Nocoyadeeda kala duwan, Khadar axmed salaan