Tiknoloojiyadda oo dhalinyarada Jowhar ufududeysay horumarinta waxbarashada

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ustaad Yusuf Shiqa Bashar Diinle, oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga ah u beddeshay habka waxbarasho ee maanta. Maxamed Cali Samow