Horumar dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo Magaalada Jowhar.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa muddooyinkan dambe kusoo badanaya maqaayadaha coffee-ga ee casriga ah, kuwaas oo noqday goobaha ugu muhiimsan ee ay dadku isugu yimaadaan gaar ahaan dhalinyarada Iyaga oo ku nasta, kuna caweeya.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya