Shaqo yari soo wajahday dhalinyarada Magaalada Jowhar.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle, waxaa si weyn u saameeyey shaqo la’aanta ka jirta dalka, dhalinyaro badan ayaa wajahaya caqabado ay ka mid yihiin fursadaha shaqo oo aad u yar,  xirfadaha shaqo oo hoo seeya iyo sababo kale oo badan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa