Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Qardho ayaa dayactir iyo dib u habayn ku bilowday wadada weyn ee dhex mara bartamaha Magaalada taasi oo ay dhib ku qabeen maristeeda gadiidka iyo bulshada
Waxaa ka qeyb galay dib u dayactirka lagu sameynayo wadadan Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Qardho iyo Agaasimaha waaxda howlaha guud ee Degmada Qardho.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya