Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo kawarbixisay habsami usocodka Imtixaanaadka Fasalka 12-aad

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland Nuur Cabdullahi Jigre ayaa kawarbixiyay habsami usocodka Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee ka socda Deegaanada Jubbaland iyo Caqabado ay xaliyeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya