Wasaaradda Deegaanka DPL oo sooban dhigtay Qiimeyn ay ku samaysay Bacadka Guur guura

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbadalka Cimilada DPL ayaa maantay degmada Jariiban ku soobandhigtay Qiimeyn ay ku samaysay Bacadka Guur guura oo ah Aafo deegaanka ku habsatay, kulankaan waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Sharif Maxamuud, Maamulka degmada, Ganacsato, waxgarad, aqoonyahan iyo Gudoomiyaasha Deegaanada, Sidoo kale kulanka waxaa goob joog ahaa Wakiilo kasocday Hay’adda Kaalo oo fulinaysa mashrucaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya