Buunda Cusub oo laga Xarig Jaray Degmada Buur-hakaba.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buundooyinkan Cusub ee Lagu dhisey Iskaasha Bulshada iyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba Kuwaas oo dhismahooda socdey labo bilood ah si loo fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo dhibaata ku qabey maristooda kadib markii Buundooyinkan ay burburiyeeen Roobabkii dhawaan da’ay.

Munaasabada Xarig jarka Buundooyinka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Maamulka Degmada Buur-Hakaba iyo kuxigeenadiisa Odoyaasha deegaanka iyo Matid sharaf kale iyadoonaa tani Tusaale u tahay sida ay Muhiim u tahay isku tashiga Shacabka iyo Dowlada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa