kulan looga hadlayay dhab-u heshisiinta oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay ansixinta Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029.

Qorshahaan ayaa ah mid waafaqsan Siyaasadda Qaran ee dhab u heshiisiinta, iyadoona ansixintiisa ay kasoo qeyb galeen Madaxda Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal iyo Ururada Bulshada heer Gobol.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya