WARARKA Darawalada Gaadiidka Kismaayo oo kawaramay sida loo maareeyay Biyaha Roobka By admin - June 13, 2025 0 42 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee dagmada kismaayo ayaa wada Dadaala Xoogan oo ay ku maaraynayso Biyihii Fariisan Jiray Aargada Magalada Taas oo Caqabd ku ahayd isku socodka Dadka iyo Gadiidka. Fardowso Axmed cabdi https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/06/Warka-Firdawsa-Darawalada-Gaadiidka-Kismaayo-oo-kawaramay-sida-loo-maareeyay-Biyaha-Roobka.mp3