Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwaynaha Dowlada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ka xarig jaray xarunta xanaanada xoolaha ee Degmada Baxdo.
Xarig jarka Xarunta xanaanada xoolaha ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiiro Xildhibaano ka tirsan Galmudug Maamulka Degmada iyo qaybo kamid ah bulshada Degmada Baxdo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameya