Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiriirka kubada Cagta Degmada Balcad ayaa marti galiyay kulan Ciyaareed is dhexgal bulsho ah kaasi oo u dhaxeeyay Gudoomiyayaasha ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo xulka kubada cagta Degmada.
Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Balcad Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya