Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Camuud foundation ayaa magaalada Boorama ka dhagax dhigtay dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Xaaji Axmed Miisaan.
Munaasabada dhagax dhiga Dugsigan ayaa waxaa goob joog ahaa madax katirsan Hay’adda Camuud foundation Mas’uuliyiin ka socotay Bahda Waxbarashada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa