Maamulka Xaafadda Hanti- Wadaag Jowhar oo Amar ka soo saaray Goobaha lagu iibyo Hilibka Xoolaha.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar Cusmaan Gaab ayaa si adag digniin ugu diray shacabka xaafadda gaar ahaan ganacsatada ku hawlan iibinta hilibka. Naxwo axmed kadiye