Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Awkhaafta iyo Arimaha Diinta Dowladda Jubbaland oo ay Wehelinyeen Masuuliyiin kale ayaa Kormeeray goobta ay ku xareysan yihiin Xoolaha loogu talagalay Udxiyada kuwassi oo loogu talagalay in loo qeybiyo dadka danyarta ah ee ku nool Magaalada Kismaayo si ay uga faa’iideystaan Maalmaha Ciida.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya