Maamulka Degmada Buur-Hakaba oo lagu Wareejiyay dhul loogu tala galay Garoonka diyaaradaha.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa wado dedaalo lagu balaarinaaya dhulka Eelboorka Buurhakaba oo lagu wado dayactir iyo dhismo si ay aqabada ugala kulmen diyaaradaha doonaaya in ay Degmada kenaan adeegyada bulshada iyo masulinta Dowlada Konfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaana balaarinta eelboorka ku soo adey qaar ka mid ah beeraha ay sida gaarka ah u leeyihin bulshada Degmada taasi oo Maamulka Degmada kala hadley in ay dhulalkooda ku wareejiyaan bedelkoodania la siiyo beero cusub si ay noolashooda u sii wataan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya