Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe ee Dagmada Kismaayo.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka WasaaraddaCadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland iyo Masuuliyiin kale ayaa Kormeer Shaqo ku tagay Xabsiga Dhexe ee Dagmada Kismaayo, boqashada ayaa aheyd u kuur galida xaalada Maxaabiista.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya