Maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug oo digniino kasoo saaray nadaafadda Magaalada.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa si rasmi ah uga hadlay ololaha nadaafadeed ee ka socda magaalada, iyagoo sheegay in ay qaadayaan tallaabooyin adag si loo adkeeyo nadaafadda guud ee degmada.

Maamulka ayaa sheegay in cid kasta oo lagu arko nadaafad xumo, ha ahaato goob ganacsi ama guri, laga qaadi doono tallaabo sharci ah oo ay ku jirto ciqaab adag.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa