Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka laga hadlayo Magaalo ka tirsan degmooyinka Galmudug oo si weyn u caan baxday dhinaca ganacsiga, Guriceel ayaa kugu soo dhaceysa waana Magaalo ka jiro mashquulka badan ee ganacsi.
Muddooyinkii u dambeeyay, magaalada Guriceel ayaa marti gelisay kobac ganacsi oo xowli ku socda, iyadoo suuqyo cusub la furay, ganacsiyo yaryar iyo kuwa dhexe ay soo kordheen, iyo dad badan oo ku tiirsan dhaqdhaqaaqa ganacsi ee magaalada.
Ganacsatada Magaalada ayaa is barbar dhigaya xaaladda sanad ka hor jirtay iyo tan maanta, iyagoo muujinaya horumar muuqda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya