Maamulka Baydhabo oo soo saartay Awaamiir ka dhan ah Xoolaha la gowraco Ciidul Adxa.

0
48
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Oo ka duulaysa Muhiimadda ay leedahay Nafdaafadda ayaa waxaa Xafiiska Magaalada Baydhabo ku qabtay Shir jaraa’id oo ku saabsanaa Nadaafadda Xiliyada Maalmaha Ciidul Carafaha ee nagu soo aadan.

Shirka jaraa’id ayaa waxaa Dowladda Hoose ka soo saartey Wacyigelin La xiriirta Guud ahaan sidii loo ilaalin lahaa Nadaafadda Deegaanka iyo sidookale Awaamiir iyo digniin ku socta Kawaanleyda iyo Shakhsiyaadka Xoolaha gowraca ee xiliyada Ciidul Adxa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya