Bulshada Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay doorkooda ilaalinta nabadda Deegaanka

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qof kastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Doorka bulshada deegaanka ay ku leeyihiin ka hortaga colaadaha iyo ilaalinta nabada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa