Maamulka Degmada Caabudwaaq oo kawarbixiyay Horumarka laga gaaray adeegyada bulshada

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoghayaha degmada Caabudwaaq, Nadiir Abdikariin Salaa, ayaa ka warbixiyay horumarka la taaban karo ee ka jira magaalada, gaar ahaan dhinaca adeegyada bulshada.

Wuxuu sheegay in dhowr mashruuc oo muhiim ah la hirgeliyay, kuwaas oo wax weyn ka beddelay nolosha dadka deegaanka, Sida aadeegga caafimaadka, oo ay ku jiraan xarumo cusub oo caafimaad.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya