Man United, Ac Milan & Kooxaha Waaweyn oo Seegi Doona Champions League Xilli ciyaareedka Dambe.

0
42

Kooxo waaweyn oo ka ciyaara horyaalka La Liga, Serie A iyo Premier League ayaa xilli ciyaareedka dambe ka maqnaan doona tartanka ugu weyn yurub.

Waxqabad la’aanta horyaalkooda awgeed, wax badan uma baahna baasaboorkooda 12ka bilood ee soo socda ama wax ka badan.

Halkan waxa aan halkan ku soo badhigi doonaa kooxaha seegayan Champions League xilli ciyaareedka dambe.

Man United:

Xilli ciyaareed taariikhi ah oo xun 2024-25 Premier League ayaa u muuqda in United ay ku jirto kaalinta 16-aad iyadoo Ruben Amorim uusan wax saameyn ah ku yeelan tan iyo markii uu la wareegay bishii November.

AC Milan

Milan waxa ay ku guuleysatay 7 koob oo Yurub ah, laakiin waxa ay fadhiisan doontaa gurigeeda xilli ciyaareedka soo socda ka dib xilli ciyaareedkii 2024-25 oo musiibo ah.