Culumaudiinka Jowhar oo Waalidiinta ugu baaqay in carruurta ku barbaariyaan diinta Islaamka.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barbaarinta carruurta waa habka waalidiinta ay uga gacan siiyaan ubadkooda kobcinta jirkooda, maskaxdooda, waxbarashooda iyo dhaqankooda.

Waa masuuliyad culus oo u baahan dulqaad, faham, iyo qorsheyn, Barbaarin wanaagsan waxay horseedi kartaa bulsho caafimaad qabta, dad leh anshax suuban iyo aqoon sare.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixitan ku eegeysa