Warbixin:-Faa’iido nooce ah ayay dhir beeristu u leedahay Dadka iyo Deegaanka.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhirtu waa mid Faa’iido u leh Dadka iyo Deegaanka una baahan in si wada jir ah looga wada shaqeeyo beeristeeda iyo sido kale ilaalinteeda.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley oo fah-faahin ka bixiyay faa’iidooyiinka ay dhir beeristu u leedahay Dadka iyo Deeganka ayaa bulshada ugu baaqay inay xoojiyaan bad qabka dhirta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa