Mashruuc lagu Horumarinayo Aqoonta Dhalinyarada KG Oo Baydhabo laga Dah-furey.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Daah-furay Mashruuca Balaarinta madaniga iyo dhiirigelintaa dhalinyarada soomaaliyeed, kaas oo Muhiimadiisu tahay Awood siinta Dhalinyarada, Horumarinta bulshada, Amniga iyo Deegaanka.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro, Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa