Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Jubbaland Mudane Abshir Maxamed Cabdi oo ay wahelinayeen Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee Jubbaland ayaa xariga ka jaray Xarun Caafimaad oo ay yeelaneyso Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya