Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabelle ee mar tuulada baarey oo hoos tagta Magaalada Jowhar ayaa ku fatahay tuladasi taasi oo sababtay khasaare baaxad leh oo gaaray Gabi ahaanba dagalayadii u beeranaa sanadkan dadka beerleyda ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya