Tartan Ciyaareed Loo Qabtay Ardayda Jaamacadda Plasma Oo Lasoo Gaba-gabeeyay.

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada plasma faraceeda kismaayo ayaa Magaalda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ku soo gabagabeeysay kulan ciyaaraha kubada cagta ah kaas oo loo qabtay ardayda dhigta kuliyada Kala duwan ee Jaamacada .

Kulan ciyaareedka oo mudo asbuuc ah socday ayaa lagu xoojinayay xiriirka iyo isdhex galka ardayda Jaamacada sido Kalana waxaa lagu maamuusayay Sanadguurada 20 -naad ee Jaamacada ,kooxda kuliyada Caafimaadka ayaan ciyaarta Kama danbaysta ah ku guulaystay.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya