Dhismaha Wadada Bartamaha Magaalada Baydhabo oo la bilaabey

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa in muda ah sugayey dhismaha wadada dheer ee Bartamaha Magaalada dhaxmarta oo Burbur xoogan ka jirtey taasoo dhibaata badan ay ku qabeen Gaadiidleyda iyo dadka maristeeda maaadama wadadu aysan mudo helin wax dayactir ah.

Dhismaha Wadada Bartamaha Magaalada ayaa hada si Rasmi ah loogu bilaabay burburinta dhismiyaasha soo galay wadooyinka iyo Dukaamada iyadoona loo dhiso doono qaab Casri ah taas oo Bulshada Baydhabo sugayaan si ay ugu faa’iideystaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa