Isbadal dhanka Qiimaha Qudaarta oo laga dareemayo Suuqyada Jowhar.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabkii xoogga badnaa ee maalmahan ka da’ayay gobolka shabellaha dhexe ayaa si weyn u saameeyay wax soo saarka, gaar ahaan qudaarta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya