Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha lagu kala iibsado kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho ayaa laga daremayaa hoos u dhac ku yimid qimahiisa tasoo ay sababtay dabeeylahii bada oo yaraaday.
Ganacsatada kaluunka suuqayada magaalada Muqdisho ayaa aad ugu faaideystay jalaabashada kaluunka xiliga bad furanka ee aadka loo helo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya