Bulshada Ceel-Afweyn Oo soo dhaweeyey Xal ka gaarista Colaada Beelaha.

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceel Afweyn iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa waxaa mudo ka badan Taban sano ka jirtey dagaalo u dhexeeya beelaha halkaas wada dega waxaana mudadaasi Bulshada noqotey mid Colaada kala Fogeysay islamarkaana saameyn ku yeeshey Nolosha dadka.

Dhawaan ayaa Maamulka Soomaaliland ku guuleystay in ay Shir isugu keenay beelaha Colaada dhax taalay iyadoona heshiis laga gaarey Colaada waxaana hada dib u furmey isku socodka dadka oo mudo kala xirnaa.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa