Agab Waxbarasho oo la gaarsiiyya Iskuulka Deegaanka Jaaw.

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhalinyarada Talsame ayaa agab waxbarasho gaarsiyay iskuulka deegaanka Jaaw ee gobolka Galgaduud.

Ururka ayaa sidoo kale fasalo dheeri ah kudaray iskuulka si ardeyda aysan udareemin cariiri.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya