Qiimaha Hilibka Suuqyada Baladweyne oo sara u kac laga dareemayo.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo hilibka geela tasoo ay sababta yaraanshiyaha geelii la keeni jiray maagalada Baladweyne

Kiilada Hilibka geela ayaa mareyo qiimo dhan 7.5 doolar halka markii hore la iibin jiray 6 ilaa 5.5doolar

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa