Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Oodweyne ee Gobolka Daad-madheedh ee Maamulka Soomaaliland ayaa laga dhagax dhigay Cisbitaalka Qaaxada oo ay dhisayso Hay’adda Suna-alkheriyaha.
Dhagax dhiga Cisbitaalka waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Gobolka Daad-madheedh Cabdiraxiin Maxumad Axmed mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Suna-alkheriyaha iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa