Jaamacada Kismaayo oo qabatay Munasabada todobaadka dhaqanka ee Jaamacada.

0
24

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta si rasmi ah uga bilawday Jaamacada Kismaayo todobaadka dhaqan kaasi oo sanadkiiba mar ay qabato Jaamacada waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dowlad Goboleedka Jubalamd shirkadaha ganacsiga iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya