Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa Dhalinyarada kale ee Degmada ugu baaqay inay ka qeyb qaataan kor u qaadista bilicda Degmada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa