Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo fariin u diray Shabakadaha Tahriibka.

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tahriibku waa dhibaato soo jireen ah oo heerar kala duwan soo marey.Tahriibka dadku ama tahriibintoodu wax uu ka mid yahay falal denbiyeedyada qawaaniinta caalamku la dagaalanto lana mid ah falal denbiyeedyada tahriibinta maandooriyaasha iyo hubka.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowlada Somaaliya Mudane Suleymaan Maxamed ayaa fariin u diray Waalidiinta, Dhalinyarada iyo Shabakadaha Tahriibka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya