Bulshada Deegaanka Ceel Raage Gobalka Galgaduud oo codsaday Adeegyada Waxbarashada.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Ceel Raage oo ka mid ah Deegaanadda hoostaga Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa codsi u dirsatay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug in dhanka waxbarashada laga tageero.

Qaar ka mid ah bulshada Deeganka ayaa ka hadlay xaaladda waxbarasho la,aaneed ee ka jirta Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa