Iskuulada Degmada kismaayo oo Kormeer lagu Sameeyay.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kormeerka  lagu sameeyay iskuulada Degmada kismaayo ayaa waxuu qeyb weyn ka qadanaa in la hubiyo tayada waxbarashada, maamulka dugsiga, iyo baahiyaha ka jira iskuulka

Ujeedada kormeerka ayaa ah in  la qiimeeyo waxqabadka macallimiinta, ardayda, iyo agabka waxbarashada uu u bahan yahay iskuulka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa